Google AdSense waa network aad u caansan weliba marka la joogo BLOGGER iyo weliba dhanka WEBSITE OWNERS.
Haddii aad raadinayso in aad lacag ka sameyso blogg ama website kale waxa aan laga maarman ahayn inaad hesho Google AdSense waana ka ugu fudud.
MA ADAG TAHAY IN AY KU AQBALAAN GOOGLE ADSENSE?
Waxaan aaminsanahay in anay adkeyn ina# aad hesho Google AdSense approval kaliya waa haddii aad raacdo ama aad aqbasho shuruudaha ay kugu xidheen iyo habka u shaqeen doono Website-kaagu.
Laakiin haddii anad raacin shuruudaha ma heli doontid sidoo kale inad hesho hadaba waxay ku xidhantahay xilliga lagu aqbalo dadkuna isku xilli ma helaan
SHARAXAAD SIDA LOO AQBALO
Waan kala qaybiyay habka sida lagu aqbali karo Google AdSens. Li tallaabo ee soo socda ayan u kala qaybiyay.
- Shirkada google waxay hubinayaan in lagu aqbalo oo lagu sii daayo.
- In la eego Googlebot crawls ee website-kaaga.
- Dib u eegida codsigaaga.
- Waxaa lagu aqbali kara ama lagugu diidi kara ilaa 1-7 gudahood.
- In aad ku darto code yar Site-kaaga
- In aad sugto isbuuc ama laba isbuuc ilaa aqbalida.
SIDEE SI DEGDEG AH LOOGU HELAA GOOGLE ADSENSE - Samee intaan ka hor inta aan lagu aqbalin.
Waxyaabahan waa kuwa ka midyihiin kuwa loo baahanyahay in aad iska ilaaliso inta aanad codsan.
- In aad sameyso page aanad soo dhigto maqaalo.
- Qoraalo sax ah, sawiro,maqaalo, IWM
- In aad u ogalaato in dadka kusoo booqda ay aragtidooda ka soo dhiiban karaan hadba waxad soo dhogty.
- In aad ku darto bogagga macluumad kugu saabsan adiga ama ku saabsan bogagaaga.
- In aad muddadiiba aad wax soo galiso bogaggaaga.
2.
In aad buuxiso shuruudaha u qalmaa Google AdSense.- In aad ka weyntahay 18 jir.
- Buuxii dhamaan shuruudaha ku xidhan.
- In aad leedahay account Google AdSense ah.
- In aad joogto meelaha lga ogolyahay in lagu isticmaalo Google AdSense.
3. Codso barnaamijka Google AdSense. Hadda waxan jecelahay in aad ogaatay wax walba oo ku saabsan Google AdSense. Hadaba raac talabooyinkan si aad u saxiixdo.
- Booqo bogga Googkle AdSense oo riix halkay ku qorontahay `GET STARTED`
- In aad gashato gmailkaaga.
- In aad buuxiso inta waxa sii dheer ee ku xusan meesha.
- Sug inta lagu ansixinayo.
- Marka ka dib waad bilaaabi karta isticmaalka.
Gabagabadii maaha wax adag kaliya qofka isku adkeya uun ku adkaneysa markaa ka shaqeysi oo isku day muddo badan waad la keeni karta.
BY: ABDIRAHMAN MUSE
WA BILAAHI TAWFIQ
Comments
Post a Comment